Sargaal sare oo katirsanaa Ciidanka Nabad Sugida oo goordhaw lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubeesan ayaa goordhaw agagaarka Isbitaalka Banaadir gaar ahaan goob lagu iibiyo qudaarta waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha ciidanka Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka. Sida aan wararka ku helnay Sargaalka la dilay oo lagu magacaabayay Maxamed Cabdullaahi Garasey (Sheekh Cajaa’ib) ayaa la dilay xilli uu gaarigiisa ku dhax jiray … Continue reading Sargaal sare oo katirsanaa Ciidanka Nabad Sugida oo goordhaw lagu dilay Muqdisho